|

Dowlada Federaalka iyo maamulka Jubaland ayaa ku kala sixiixdey Magaalada Addis ababa heshiis ay goob ka ahaayeen beesha caalamka(AKHRISO)

Adis Ababa Aug 29,2013(SDN)-Heshiiskaan oo qodobo kala duwan ka koobnaa ayaa waxaa sixiixey madaxa maamulka Jubaland iyo Wasiirka Madaxtooyada Villa Somalia.

Qodobada ka muuqda heshiiskaan ayaa qaarkood waxaa ka muuqda hadii sida ay yihiin loo fuliyo iney horseedi karaan maamul goboleed rasmi ah oo ka dhasha gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

 

Akhri Heshiiskaan oo ku qoran Afka Ingriiska

SDN-Adis Ababa

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed