|

Dowlada Faransiska oo ku dhawaaqday in laga hortago islaamiyinta konfurta Libya.

Paris May 29, 2013(SDN)-Dowlada wadanka Faransiska ayaa ku boorisay dowladaha Afrika in ay dadaalo dheraad ah ku bixiyaan sidi looga hortagi lahaa islaamiyinta harooyinka weyn ku sugan ee konfurta wadanka Libya.

Wasiirka arimaha dibada wadanka faransiska Loran Fabyos ayaa shegay waqti uu booqanayay wadankaasi Neejar in xiligaan la gaaaray in laga hortago handaadaha ka imaanaya argagexisada Afrika.

Libya waxa ay iska fogeysay in ay ku lugleedahaya ama wax ay ka ogtahay in koxo argagexiso ah ay ka dhaq dhaqaaqayaan  konfurta waddankaasi.

Maalintii khamista waxa ka dhacay gudaha wadanka Nejar weeraro ismidamin ah oo algu qaaday shirkad faransiska uu ku leeyahay wadankaasi.

Comments are closed