“Doorashadii u Danbaysay ee dhacday Waa Doorashadii Doorashooyinka Dishay” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}
Hargaysa 19.Aug 2013 (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Eng Faysal ayaa Sheegay in dalku ku Jiro Xaalad aan la isu Joojin Isla Markaana awoodii Hogaamineed ee Qaranku ay Gacanta u gashay Cid gaar ah oo Sidii ay doonaan ugu tagri falay.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Waxa uu dhaliil Xoogan u soo Jeediyay Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu Sheegay inay dalka galisay Marxalad Madow .
Halkan Guji Si aad Mobilkaaaga uga Dhagaysato Codka faysal cali Waraabe
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Faysalccali19(1).mp3″]
Hargaysa SDN.