Director Of Generals Of National Aids Commissions From Igad Shirkeedi Kampala ka Furmay 9 Dal oo Somaliland Ku Jirtaana Goob Joog ka Ahaayeen
(KampalaSDN)Kulan balaadhan oo ay iskugu yimaaden sagaal wadan oo kala ah Djabouti ,Eritrea,ethopia,Kenya,Somaliland,south sudan,Somalia,ugandha oo laga arinsanayey sidii loo ilaalin laha ma qaabka loola macaamilayo cross border siyaabaha dawooyinka iyo meelaha ku munaasibka ah loo dhigi karo sida ugu sahlan ee loo xakamayn karo hadabo waxa iska kaashaday wadamada igad oo Somaliland ka mid tahay world bank .
Shirkan si caalami ah uga furmay caasimada dalka ugandha kampala ayaa waxa joogay saraakil sar sare oo kala matalayey wadamada sagaalka ah oo Somaliland kamid aheyd kana ciyaaraysay roolkeeda waxaana matalayey Somaliland executive Mohamed daahir khaire ka socday Somaliland national hiv/aids commission (solnac) isgao madasha ka soo jeediyey khudbada caalami ah oo ad loola dhacay sida uu Somaliland iyo arinka shirakan khuseeya oo si layaab leh sharax uga bixiyey isago somaliland qadiyadeeana ka dhex muujiyey,ay ka soo qayb galayaashi ay aad dheehdeen marku Somaliland iyo siday maamusho arimaha uu shirakani daarna si layaab leh oo muwaadinimo ku dheehantahay sharax uga bixyeyey.
Waxaa isna halka aad sharax iyo suaalaha ay saafadu weydinaysay aad uga war bixiyey ahmed xasan ahmed oo coordinator program igad waxaanu ka soo sheekeyey siday uu howl galaan iyo sida ay ula macamilaan cross border ka dadka iskaga kala gudba xuduudaha sagaalkan dal .
Hadabo mar uu saxaafada shir jaraaid uu qabtay executive director Somaliland national hiv/aids commission Mohamed dahir khaire ayaa waxa inooga war bixiyey sida uu yahay agandaha semenaarkani .
Mar aanu weydiinay habka uu daaran yahay ayaa waxa hadalkiisa ka mid ahaa semenaarkani waa labo qaybood kala ah technical staff iyo qayb kale oo aad mihiima,waxaanu noo sheegay inay hada soo gaba gabeeyen wajigan oo hada soo xidhmay iyo waji labaad mashruucana oo ay galayaan Somaliland ahaan iyo wadamada igad bilaamaya 2013 ilaa 2015 waana mid uu mihiim ah Somaliland iyo wadamadan kale ee igad.
Waxa kale oo si aada sharax uga bixiyey in Somaliland ahaan ay saddex meelod ay iskaga gudbaan dadka uu kala gooshay Somaliland iyo wadamada jaarka ahi ay ka mid yihiin berbara,lowyacado,iyo wajaale,
Oo intaba ay wixii ogaal iyo daawo ah ay halka kala habeeyan si ay xakameeyan dhanka Somaliland .
Hadabo waraysi khaasa oo aan dinka diyaarinay waxaad kala socotaan shabakada SDN iyo gabagabada shirkan ilaa hada ka socda caasimada ugandha kampala wajigiisa barin aad kala socotaan togaherernews.
ShabakadaSDN xafiiskeeda bariga iyo badhtamaha Africa
Wariye khaddar bitijoor
0791661106: 00256791661106: +256791661106