|

“Diiwaangelinta Way Fashilantay Waxay ahayd Bahal la Tahriibinayo Oo Dan Gaara Laga Lahaa” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Cadeeyay inuu Fashilmay Mashruucii Diiwaangelinta Madaniga ah ee Xukuumadu dabada ka riixayso.

Gudoomiyaha Ucid Waxa uu Xusay in Mudooyinkii u danbeeyay ay Wufuud tiro badani ku soo qulqulayeen Somaliland isagoo Ujeedada Socdaalkooda ku Sifeeyay inay Ka Shaki qabaan in dib u dhac ku Yimaado Doorashooyinkii la filayo inay dalka ka dhacaan Sannadka Soo Socda.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed