|

Difaac Noqonmayso Xisbiga Wadani Ayaa Xidhiidh La Leh Somalia

Stockholm July 17,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Xisbiga Wadani laantiisa Sweden Cantar Kidaar Cune ayaa jawaab ka bixiyay eed ay u soo jeediyeen taageereyaasha xukuumada Somaliland Xisbiga mucaaridka ah ee Wadani oo la xiriirta in xisbigaasi xiriir la leeyahay dalka Soomaaliya.

Afhayeenka oo qoraal uu saxaafada u qeybiyay arinkan uga hadlay ayaa hadalkiisu sidan u dhignaa:

waxaa aan halka doonaya in aan wax yar ka idhahdao qollooyiin xukuumada uu hadlayeey sheegayana in ay xukuumada ka difaacayan waxyaalo yar yar oo aan sidaa uu badaneyn basle aan ahayn waxa maanta dalka ka tagaan ee la isku hayo hadaa ba sida ayaa sheegeen nimaankasi waxaa ay yidhadeen xissbigaa wadaani waxa uu xidhiidh la leeyahay dawlda xamar waxaa aynu dhamanteen wada ogsonahay in adddunka ayaa soo mareen dawlado ay hogaamiin jiren nimaan aad iyo aad uu awood badan kuwaso kala ahaa , hogaankii libya hogaankii ciraaq hogaankii romania hogaankii libeeryia hogaankii zaire hogaankii yuguusalviya inta oo dhamii ba marka uu maamuulku ka xumado waxa aay mucaariidka ku eedeeyn jireen in ay yihiin HANTI GOOASAD ARAGAGAXISO IYO NIMAAN WADA INQIILAAB DALKA AH basle xukuumada silaanyo ayaa maanta uu dhaqamayisa sidaa hogaamada aan hore uu so sheegay laakiin waxaa aan odhan lahaa maanta xukuumada silaanyo iyo kuwaa ku xeeraan baa sidaan hoose ku qoraan:

 

meeday qaddiyadii somaaliland?

mee dalka mideyisana ee la iddiin dhiibay?

meedaay xorriyadii shacabka iyo saxaafada ba?

mee dalstuurkii dalku?

meeday xuduudiihii la rabay in aad so xidhan?

meeday kala danbeyntii dalka uu tallay?

meeday horuumarkiii la iddianka sugayeey?

arrimaahasii oodhan ayaa uu bahan in laga jawaabo oo weliba aad shacabka uga jawaabtaan

mahaa in aad naf moodan xisbiga wadani ayaa xidhiidh la leh dowlada somalia

waa aaad mahadsantihiin dhamantiin

cantar kidaar cune

afhyeenka xisbiga wadani laanta sweden

 

Comments are closed