dhimashadii 96-ka Tageere ee Naadiga Liverpool
Yorkshire-Britain-Sep-26-2012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureynaa masiibadii loogu magacdareyHillsborough ee dhacdey 1989 oo ay dhinteen 96 taageerayaal u aha naadiga kubadda cagata ee Liverpool.
Haddaba ciidanka Boliiska ee reer Britain ayaa waxay u xagliliyaan inayiney6 arintan dib ugu celiyaan gudiga madaxa banaan ee IPCC.
Dhacdadan ayaa ka dambeysey markii uu war hor leh ay ka heleen in saraakiisha Booliisku mijaxaabiyeen warbixintoodii eedana dusha ka saaraan Tageerayaasha naadiga kubadda cagta ee LiverPool halkaaso oo ay ku tawafeen 96.
Waxa kale oo xusid mudan baaritaan in uu ku socdo madaxii Booliiska Galbeedka Yorkshire ee wakhtigaas masuulka ka ahaa shaqada.
Hagddaba akhyaartay taageerayaasha aduunka ku fidsan siibaa kuwa waraabooga qababa marka ay taageerayaan kooxohooda sida wadamada Ingiriiska,Talyaaniga, iyo qaar kale oo farabadan,waxaanad ku rumeysaneysa tan ka dhacdey ciyaar Semi Final ahayd 15 April markii ay6 is boorteen.
W/qorey Jaahuur
qurbejoognws.com