|

DHEGEYSO:Jamaal Cali Xuseen oo Dacwada Haatuf Qabyaalad u nisbeeyay

Hargeysa:19,June,2014 (SDN/QJ)-.Musharaxa Jagadda Madaxtinimda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Md.Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in si aad ah ula yaabay Habka loo wado Dacwada ka dhanka ah Madaxda Wargayska Haatuf,oo ku Tilmaamay Cadaaladd-rada Aabeheed.

Waxaana uu muujiyay in aan La sii eegan Karin Nidaamkan Garsoor Ee Haatan jira,oo ku tilmaamay mid ay daashatay Qabyaalad iyo nin jeclaysi.

Waxaana uu su’aal galiyay sababta ay Xukuumadu uga Meer meerasyo inay Dabaqdo Xeerka Saxaafadda Oo Xisbiga Klmiye Curintiisa qeyb weyn ku lahaa.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/JamaalMaxkamadda.mp3″]

 

HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO MUSHARAXA UCID JAMAAL CALI XUSEEN OO WEERARAY NIDAAMKA GARSOORKA SOMALILAND
SDN/QJ-Hargaysa
daacad@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed