|

DHEGEYSO:Barnaamijka Caafimaadka iyo Dhibaatooyinka Qashinka oo uu inooga waramao Dr Nagruma

Hargeysa June 2014(SDN/QJ)-Barnaamijka todobaadlaha ah ee Caafimaadka ayaanu todobaadkan ku eegi doonaa Fayadhoorka iyo dhibaatooyinka Qashinka khaasatan xiliga roobaadyada.

Barnaamijka Caafimaadka ee todobaadkan oo uu inoo soo saaray isla markaana uu inoo soo gudbinayo Waryaheena Daacad ayaa waxa kala qeyb qaadanaya Dr Nagruma.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/caafimaadka.mp3″]

HALKAN KA DHEGEYSO BARNAAMIJKA CAAFIMAADKA IYO NADAAFADA XILI ROOBAADKA IYO DR NAKRUMA

 

SDN/QJ-Hargeysa

contact@qurbejoog.com

Comments are closed