DHEGEYSO:Barnaajimka Dhaqaalaha iyo shirkada Xirfedleyaasha SAT ee Somaliland
Hargeysa April 03,2014(SDN)-Barnaamijka Dhaqaalaha ee somalidiasporanews.com ayaanu todobaadkan ku soo qaadaneynaa Shirkad ay ku bahoobeen xirfadleyaasha xisaabaadka ee SAT oo ka jirta dalka Somaliland oo faahfaahin inaga siin doonta hawlaha ama adeegyada ay bulshadu u qabto ee lagu diirsaday.
Barnaamijka waxa inoo soo gudbinaya iskuna soo duba riday weriyahayaga magaalada Hargeysa ee Maxamed Xasan Daacad ee dhegeysi haboon.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ganacsiga.mp3″]
HALKAN GUJJI SI AAD MOBILKA UGU DHEGEYSATO BARNAAMIJKA GANACSIGA