|

DHEGEYSO Siyaasi Cabdulaahi Sheekh oo Somaliland ka Raali geliyay Hadaladii Madaxweynaha Soomaaliya

Muqdisho May 2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Nabada iyo Dimuqraadiyada Soomaaliya Md Cabdulaahi Sheekh Xasan ayaa Shacabka reer Somaliland ka Raali geliyay Hadalkii Madaxweynaha Soomaaliya shalay ka soo yeeray.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Doraad oo ku beegneyd sanad guuradii 22aad ee la soo noqoshada madax banaanidii Somaliland mar uu saxaafada la hadlay waxa uu ugu baaqay shacabka reer Somaliland in ay ka soo noqdaan goaankooda “Caadifada”ku saleysan.

 

HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO RAALI GELINTA UU SOMALILAND U SOO JEEDIYAY CABDULAAHI SHEEKH XASAN

 

[peckplayer id=”1″sound=”http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/05/Cabdullaahi-Sheekh-Xasan.mp3″]

 

Comments are closed