DHEGEYSO Ismaaciil Buubaa:Jabuuti oo Fashilisay himiladii Somaliweyn ayaa keentay kala taga Jamhuuriyadii Soomaaliyeed
Muqdisho Feb 05,2014(SDN)-Siyaasiga Soomaaliyeed ee Ismaaciil Hure Bubaa oo xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya iyo Somalilanba ayaa ka waramay arimo dhawr ah oo hagaedaamiyay Jamhuuriyadii Soomaaliyeed.
Buubaa ayaa sheegay in isku darkii Soomaaliya iyo Somaliland uu ku yimi rabatiinkii Somaliweyn,balse ay arintaa fashilisay Dawladii Maxamed Siyaad Bare oo ogolaatay in Jabuuti oo reer u badan ay gooni isu taagto.
Siyaasi Ismaaciil Bubaa ayaa sheegay in haatan xaaladu isu bedeshay in reer waliba yiraahdo waxayaga ayaan gooni u qaadaneynaa.
Halkan hoose ka dhegeyso Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka waramaya kala taga Soomaalida.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://radioalfurqaan.com/wp-content/uploads/2014/02/Siyaasiga-Ismaaciil-hurre-buubaa.lite_.mp3″]