DHEGEYSO Barnaamijka Faaqidaada Labada Maxamed iyo Wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya
London Mar 16,2015(SDN/QJ)-Aqoon yahanahada reer Somaliland ee Maxamed Haruun Biixi iyo Maxamed Xaaji Maxamuud oo labaduba ku takhasusay culuunta xiriirka Caalamiga ah iyo siyaasada ayaa inooga waramay wadahadaladii hakadku dhawaanta galay ee Soomaaliya iyo Somaliland.
Aqoon yahanku waxa ay isla qireen in farsamo xumo iyo caqabado kaleba ay ragaadiyeen wadahadalada, balse ay yihiin qaar loo baahan yahay in laga miro dhaliyo.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/labamo.mp3″]
HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO FALAQEYNTA LABA MAXAMED EE SHIRKII TURKIGA
SDN/QJ-London