|

“Dhawaqu ii daranaa oo u Xumaa Dhagahayga Waa Qayb kale iyo Xuska 11 Guuradii Geeridii Cigaal {DHAGAYSO}

Hargaysa 03.May (SDN) Waa Mid isku Beegaan Bishu Waa Sadexdii May,Maalintuna Waa Jimce Waa Kow iyo Toban Sanno ka hor markii dhagaha Shacabka Somaliland uu ku soo dhacay Warkii ugu naxdinta badnaa oo Sheegayay in Madaxweynihii Somaliland Alle ha U naxariistee Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal inuu ku Geeriyooday Cisbitaal ku yaalay Magaalada Biritoria ee Wadanka Konfur afrika .

Lama diidanayn Geerida hasa yeeshee Waxaa laga naxay Duruufo Cusub oo dalku Cagaha la galo hasa yeeshee isku tiirsanaanta iyo Yuhuunta midaysan ee Shacabka ayaa sida May’da loogaga Gudbay baqasho kasta oo taagnayda.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BarnaamijCigaal3.mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed