|

Dhaq Dhaqaaqa Dhoofka Xoolaha ee Moosinka Xajka ee Saylada Burco oo Hoos u dhac ka muuqdo DAAWO

Burco 24.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa inagu soo dhow Moosinkii Xajka Kaas oo Sannad walba Xoolo tiro badan laga dhoofiyo Somaliland hadaba Saylada Xoolaha ee Burco oo ah ta ugu weyn ee Xoolaha  loo iib keeno ayaa laga dareemayaa Hoos u dhac.

Comments are closed