|

Dhamaan masuuliyiinta xisbiga ucid ee laanta dalka ugandha oo soo dhaweeyey golaha wada tashiga ee dhawaan laga dhawaaqay somaliland

(SDNkampala)  Hadaanu nahay masuuliinta laanta xisbiga ucid ee dalka ugandha marka hore ramadaan kariim shacabka xalaasha reer somaliland meel kasta oo caalamka ka joogtaan  mida labaad  waxaanu si kal iyo laab ah uu soo dhaweynayna siyaasiinta hal doorki iyo xulki somaliland ee iskugu tagtay golaha tashiga iyo badbaadada qaranka jamhuuriyada somaliland ,waxaan leenahy sida xukumaadu sawir  ahaan uga  bixisay maha dalkana waa lawda ilaashanaya waana arin ay wanaag ku soo kordhinayan xukumaaduna marka wax lala toosinayo arimaha arimaha qaarna lagu sixi doono weeye hala shaqeeyaan .

 

laanta xisbiga ucid  dalka uganda  waxaanu leenahy hanbalyo howl fiican baad qabateen ,waxa kale oo aan aamin sanahy siyaasiinta madax banan iyo madaxda asxaabta muraidka maha rag maanta looga baqo somaliland ayey wax yeelayn iyagan uu lexo jeclo badan waxanay mudan yihiin hanbalyo duco ee maanta habar uma baahna .

 

Gudoomiyha laanta dalka ugandha

 

khadar mohamed nour (bitijoor)

 

Comments are closed