Dhalinta iyo Waxgaradka Beelaha (Dir iyo Hawiye)ee Irir Samaale oo Taageeray Jawaabtii Suldaankoodu siiyay Hadalo Kicin ahaa oo ka soo yeedhay Madax dhaqameedka Beesha Daarood
marka hore Waad salaaman tahay Suldaan c/kariin faarax ibraahin marka labaad waxaanu kugu hambalyeynaynaa maqaalkii aad kaga jawaabtay qodobadii Ka soo baxay shirkii isimadii Ka hadlay magaalada muqdisho kaas soo Uu nuxurkoodu ahaa hurin colaadeed oo ay Ka dhex abuuraan dadka walaalaha ah Ee degas deegaanka s/land Ee ku caan baxay nabada Iyo nidaamka dawladnimo sidaa daraadeed waxaan isimadaasina ugu baaqaynaa inay Ka taliyaan nabad Ee aanay Ka talin colaad hadaba suldaan waxaan kugu taageersanahay Ka talinta aad Ka talinayso nabada taas oo aad u qalanto magaca Iyo suldaanimada beelaha irir samaale Taas oo aanu kugu taageersanahay hadaanu nahay dhalinyarada Iyo waxgaradka beesha irir samaale taageero buuxdana aanu kula garab joogno meel kasta oo aad joogto suldaan dhalin yarada halkan hambalyada Iyo taageerida kuugu soo diraysa waxa Ka mida dhalinyaro aad u badan
1.maxamuud Cismaan Xuseen
2.caydaruus geeljire (gudoomiyaha)
3.Mukhtaar ibraahin xandule
4.xasan faarax dagaal
5.c/rashiid saxardiid ibraahin
6.cali muuse cabdi
7.maxed anas xasan faarax
8.c/risaaq bedel cabdi
9.kayse cabdi fuuraa
10.Muuna xaaji muuse
Iyo Dhamaan dhalinyarta Iyo waxgaradka oo aanan halkan ku soo koobi karin magacooda oo kala joga s/land &somaliya&itoobiya
Suldaan guud Ee beesha Irir samaale c/kariin faarax Ibraahin hambalyo Hambalyo hambalyo Ayaanu ku leenahay Nahay guul ayaan Kuugu rajaynaynaa Suldaan