DHAGEYSO: Abaanduulaha iyo Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo ka hadlaya booqasho maanta wasiirka Amniga uu ku tagay deegaano hoostaga gobolka Sh/hoose
Afgooye Dec 25 2012 (SDN)- Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka islamar ahaantaana ah sii haya Wasiirka gaashaandhiga iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqday maanta deegaanka Saqiiro oo ka mid aha meelihii Shabaabku ay weerarada ka soo qaadijireen.
halkaasi waxaa ka hadlay qaar kamid ah mas’uuliyiintii socdaalka ku wehlisay wasiirka.