|

Dhagayso Warbixin ku saabsan dad Haraad iyo Hanfi Kulul ugu Geeriyooday Deegaanka Gobolka Salal

Saylac 17.July (SDN) Ilaa 8 Qof oo loo malaynayo Socoto ahaayeen ayaa la sheegayaa inay haraad iyo hanfi ugu geeriyoodeen dhul cidlo ah oo ka tirsan Gobolka Salal.

Dadkan ayaa wararka aanu ka helnay deegaankiisa ay sheegayaan inay u Socdeen dhinaca dalka jabuuti iyo kuwo u soo socday dhinaca Somaliland, Waxaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa Warbixin amuurtaasi ku saabsan
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/sheekada.mp3″]
Saylac SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed