|

Deg Deg:Qaraxyo Ka Dhacay Maxkamada Gobalka Banaadir Iyo Rasaas La Maqlaayo

Muqdisho April 14,2013 (SDN)-Wararka nag asoo gaarayo  hmagaalada Muqdish ayaa sheegayo  ayaa sheegayo in qarax ismiidaamin ah  goordhow uu ka dhacay afaafka hore ee xarunta Maxkamadda Sare ee gobolka banaadir.

Wararka waxeey intaasi ku darayaan in Labo qarax oo waaweyn iyo rasaas xoogan ay ka dhacaday xarunta Maxkamada Gobalka Banaadir.

Qaraxyada oo aan ilaa iyo iminka la aqoon ayaa la sheegay inay fuliyeen rag ka tirsan Kooxda Al-Shabaab, kuwaasi oo lasoo sheegayo inay gudaha maxkamada u galeen.Xaalada ayaa hada aad ukacsan iyadoo aan la ogaan karin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarkaasi.
Ilaa iyo had asi rasmi ah looma ogo inta uu gaarsiisan yahay Khasaara ka dhashay weerarkaasi.

Comments are closed