Dawladu waxay Si Badheedha U Samaynaysaa Ciidan Aaan La Garanayn Jamaal Cali Xuseen DAAWO
Hargaysa 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheegay Maanta in Dawlada uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo inay Samaysatay Ciidan aan la Garanayn Waxa ay Yihiin.
Jamaal Cali Xuseen Waxa uu Xusay in Todobaadyadii u danbeeyay ay dalka ku soo Kordheen Dilal isagoo Korodhkaas u nisbeeyay fulin la’aanta Xukunada qisaasta ah