DAWLADII UGU KARTI LIIDATAY EE SOO MARTA S/LAND WAA D.SIILAANYO IYO XULUFADIISA OO KU SHAQEEYA XUMAYN,XIMIN IYO XASARAD .WAA DAWLAD GOBLAN AHA
ASALMU CALYKUM WARXMATULAAHI WABRKATUH
Salaan ka dib dawlada ama shaqsiga laga dhex arko camaladan saddex xa waxmaale ximin ,xumayn , iyo xasarad nolosha wuu ku fashilmaa magac xun waa la raaciyaa .oo taariikhda loogu gudbiyo . iminka dawlada dalka ka talinaysay in muddo ah intaasba dadku waa is wada haystay mid kaliya oo guul lagu dhameeyeyna ma jirto wali dadkii wuu iska laalan yahay,
Waxaasina waxay u dhacayaan nin aan jabhad ku aamini waynay oo iska hor iyo daba keenay waqtigii aan ugu xumayn ayaan dawlad u dhiibanayn,sow ma odhan karno waar habaar baa inagu dhacay aan ilaahay u noqono waayo dadka dawladani oo kale xukunto waa dad ilaahay cadaabay waayo danbi bay galeen
Haddaba danbiga aan galnay aan idin xasuusiyo shirkii burco 1991 waa tii aynu isku wada nimi laguna heshiiyey inaan kitaabka ilaahay ku dhaqano ilaa qoys ilaa dawlad aan ka soo saarnay 26 qodob ee quruxda badnnaa ,maxaa ka danbeeyey waan laalnay shirkii boorama ayaa ina cigaal inoola yimid kitaab shaydaan markaas baaanwada daba galnay halkaas ayaa habaarku inagaga dhacay ilaa aan ilaahay ooga noqona mooyaana wax arrinkeena wanaajin karaa ma jiro oon ilaahay ka ahayn marba ilaahay waxaa uu idinku salidi madaxdaa xun xun ee aan idiin naxaynin kuwiina dalka hoos joogana waxaa uu dhaxalsiin inaad ka yaacdaan kuwayaga dibada joogana ma soo hawaysanayno dulmigaa xun ee maanta haysta taageerada xumaynta ,iyo xasarada iyo ximinta,waa 3 dhaqan oo aad u xun waxaana ka dhasha fikrado ma dhalays ah iyo dawlad shaqadeedu ku dhamaato goblamnimo , waxbayahay,, maantana waydinkaa arka dadka lama keeno maxkamad waxaa lagu dhex xukumaa jeelka qofkii dawladan juuq yidhaahda jeel baa loo dhaadhiciyaa . waxaana ka muuqda camaladii ay dawladuhu ku burburi jireen oo dhan waana dawld casar joogta oo goblin ah .iyadaa is gawracaysa .
Sidaa iyo nabad galyo
Fuad farah jawi
Ottawa Canada