Dawladda Somaliland oo Isha ku Haysa Afti Gobolka Kurdistan Kaga Goayo Dalka Ciraaq intisa kale iyo aragtiyaha ku Xeeran
Hargeysa 15/7/2014 (SDN/QJ)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si xooggan isha ugu haysa afti la doonayo in laga qadaayo gobolka Kurdistan ee waqooyiga dalka Ciraaq, kuna noqdaan wadan madaxbannaan oo si gooni ah u taagan.
Madaxweynaha Maamul-goboleedka Kurdistan Mr. Massoud Barzani oo saxaafadda u waramay labada toddobaad ka hor, ayaa ku dhawaaqay in gobolkiisu isku diyaarinayo sidii afti guud looga qaadi lahaa, isagoo aan si rasmi ah u cayimin muddada arrintaasi dhacays, balse ku baaqay in la sameeyo komishan maamula aftida lagu doonayo in Gobolka Kurdistan ku doonayo inuu kaga madaxbannaanaado dalka Ciraaq.
Sida lagu baahiyey hay’adda warbaahinta ee HAN (Geeska Africa Online), dawladda Somaliland, ayaa si dhaw ula socota dhaqdhaqaaqa Gobolka Kurdistan ee waqooyiga Ciraaq ku doonayaan inay madaxbannaani ku…..
Hargeisa SDN
Maxamed Aadan Qurbe Jog
Concat@somaidisporanews.com