|

“Dawladaha Adduunkoo Dhan Xariijin Cas ayaa u Jeexan,Wax aanu Maraykan Iyo Ingiriis iyaguba Ogolayn naguma Qasbi karaan” Daawo Cawil Cali Ducaale

cawilHargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Maaliyada Ee Xukuumadii Daahir Rayale Ambassador Cawil Cali Ducaale ayaa Maanta ka Hadlay  Xaalada Taleex oo ay ku Sugan yihiin Ciidamada Qaranka ee Somaliland .

Waxa uu Ambassador Cawil Madaxwene Siilaanyana Kula Taliyay In Dawladaha Reer Galbeedka  Wufuud u diro,Si ay Xaqiiqada u Garawsadaan.

Waxaa kale oo uu Sheegay in Khadka Cas ee Dawladaha u Jeexan Wixii dusha ka Xiga in lagu dhamayn karo Dublamaasiyada.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasponews.com

Comments are closed