Dareenka Caawa iyo Hargaysa,Muuqaalo Indho Sarcaad ku Riday Bulshada iyo Damaashaadka Xuska 18 May “Barnaamij Gaara Dhagayso}
Hargaysa 17,May,2014(SDN/QJ)- Waxa caawa si weyn looga dareemayaa guud ahaanba Magaalooyinka Jamuuriyda Somaliland,gaar ahaana Caasimadda dalka ee Hargaysa Diyaar garaw xoogan oo loogu jiro Debaal Degga Xuska 18 May,oo bari looga dareeri doono Guud ahaanba Somaliland iyo Wadamadda Caalamkaba.
Hadaba dhegaystayaal waxaanu idin soo tabin doonaa Barnaamij Kooban oo aanu ku eegi doono sida ay u socoto U diyaar garawga Maalinta Madaxbanaanida Jamuuriyadda Somaliland ee 18 May.
Waxaana Barnaamjika idiin soo jeedin doono Wariye: Maxamed Xasan Daacad,ee Maqal haboon.
GUJI OO HALKAN KA DHAGAYSO BARNAAMIJKAN GAARKA AH
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/daacad17may.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ.
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com