DARAASAD AY NOOGA SOO DIYAARISAY DORASHADA MARAYKANKA WARIYAHAYAGA NORTH AMREICA XAMDA MOHAMED XAAMUD SI MUG LEH
Colombus Nov 07,2012(SDN)Dorashada madaxweynimo ee dalka mareykanka ayaa waxay ku jirtaa gabagabayntii ugu danbeysey Hadaba dad badanoo mareykan ah ayaa waxay wali shaki kaga jiraaina codkoodasiin doonan Madaxweynaha hada xilka hayaa Barack Obama si ugu guleysto mar labaad jagadaa mamucaridkii sa kasoo jeeda xisbiga republikanka (Republican) Mitt Romney.
Dhinaca kalena gobolyo badan ayaa si xad dhaaf ah u taxnaa cod bixiyaal badan goboha lagu cod bixinayo. Dadka sosacada iyo sacado taagna gobaha cod bixinta waaberigi ilaa gabal dhac. Xaga kalena goboloda bari ee ay ka dhaceen dufanadu todobaadadi horeyey iyaguna codkooda ku dhibanaayey buulal yar yar oo ay sanduqada cod bixintu hooseyalaan.
Mucaridka kasoo jeeda xisbiga rebublikanka (republican) Mitt Romney ayaa isagu wuxu codkiisa bixiyey malintii salasadii subaxnimo meel u dhow gurigiisa u kutala gobolka Belmont, Massachusetts. Kabacdi markuu codkiisa dhibtay ayu waxa u kacay gobolada kala ah Ohio iyo Pennsylvania si u siiwato ololihiisa .Goboladan ayaa waxay ka mid yihiin sagalka gobol layidhahdo (swing states) ama gobolada anu xisbi kaliyi badan kuwaas oo codkookodu uu aad iyo aad u muhumigu yihiin labada xisbiba.
Xaga kalena madaxweyne Obama ayaa isna waxaa u codkiisa dhibtay
todobaadka hore meel u dhow magalada u dhashayee Chicago
isago ku dhirigalinayaa dadweynaha in ay codkooda dhibtaan goor hore .Hadaba in ka badan sodon million oo Mareykan ah ayaa waxay codkooda dhibteen mar hore sida uu rakord ku sheegayo.
Hadaba cod bixinta dorashada ayaa waxay mujinaysaa in ay isku dhow yihiin cododka labada musharax. Waxaas oo wariyey isku dhawaanshaha musharax cododkoda sadexda wakaladood ee waraka ee Mareykanka Washington Post-ABC iyo CNN. Wahington Post-ABC ayaa waxay mujinayaan in uu Obama uu hogominayo cododka xabad, boqolkiiba sagaliyo afartan, Romney uu haystoboqolkiiba sided iyo afartan. Dhinaca kalena CNN ayaa waxay sheegaysaa in labada musharaxba ay cododkoodu is leegyihiin oo ay yihiin boqolkii basagal iyo afartan.
Hadaba sadexdan number natiijo ayaa khalad noqday.
Lakii n dadweynaha cododkoodu ma kala sarayo qofka badiya jagada .Waxaa kala sarayaa cododka qof ka hela 270(elector vote) ama dadka uqabilsan gobolkasta
Taasoo lagu xisabinayo gobol kasta bulshadiisa. Hadaba cododkii ugu danbeyeyee (swing states) ama goboladan xisbi badin kuwaasoo Obama uu inta u badan ugu horeeyo.
Hadabado darashadan ayaa waxaa ay u badan tahay in marlabaad la doorto madexweyne Obama Lakin is ay noqon alla og
Hadabo darasadan oo si mug leh uga soo sheekaysay heerarki kala duwana ee ay soo martay doraashada maraykanku ayaa waxa gunaanadkii ku guulaystay madaweyne barack obama
Wariye Xamda Maxamed xaamud
SDN NEWS Colambus ohio