“Dameerku markuu dhargo ee uu dibiro waa lagu yaqanay inuu dinaahiyo” Muj. Cali Guray DAAWO
Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa ka hadlay qadiyada ku saabsan heshiis ay Xukuumaddu beenisay jiritaankiisa oo Sir faafiyaha Caalamiga ah ee Wikileaks sheegay in Dawlada Somaliland ay gashay .