|

Dadweynaha Magaalada Boorama ayaa si adag uga Jawaabay hadalkii ka soo Yeedhay Wasiir Faratoon DAAWO

Boorama 30.August 2016 (SDN/QJ):-Qaybaha Bulshada ee Ku Nool Xarunta Gobolka Awdal ee Magaalada Boorama ayaa ka falceliyey Wareegtadii uu Doraad soo Saaray Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Yaasiin Maxamud Xiir Faratoon ee uu Ku Sheegay in Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha laga qaban doono Deegaanada Muranku ka Taagan yahay ee Guban iyo Ceel Sheekh.

Comments are closed