|

“Dadku su’aalay I Weydiiyeen Markii Maxamed la magacaabay oo ah Waar ninkii Jaraa’idka kugu Caayay ayaa laguu keenay,Su’aalo igu adag bay ahaayeen” Wasiirka Ciyaaraha {DHAGAYSO}

Hargaysa 16.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha iyo Dalxiiska Mudane Cali Siciid Raygal ayaa Sheegay in Agaasimaha Guud ee Cusub ee Wasaarada loo soo Magacaabay Maxamed Xuseen Axmed ay in badan Warbaahinta uu ka caayay isla markaana uu u arko maanta Wiilkiisii oo kale .

Wasiirka oo ka hadlayay Munaasibad ay Xilka kula kala wareegayeen agaasimihii hore ee wasaarada ciyaaraha Mustafe Cabdi Qodax iyo Agaasimaha Cusub ayaa Tilmaan ka bixiyay waxyaabaha uu kaga fal celin jiray Qoraaladii dhaliisha ahaa ee uu agaasimaha guud ee hada loo soo magacaabay wasaaradiisa uga iman jiray.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirRaygal16(1).mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed