DAAWO:Xildhibaan Riyo “Hadii waraaqihii Cigaal iyo Riyaale sexeexay hadii aaney sharci aheyn Siilaanyona madaxweynenimadiisu sharci ma aha
Burco Aug 04,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Jaamac Axmed Faarax (Abwaan Riyo) oo ka tirsan Gollaha Guurtida Somaliland ayaa ku tilmaamay xiisada Baliga Diriye Guleed ay ka danbeyso Xukuumada Axmed Siilaanyo oo nidaam qabyaaladeed ku taagereysa mid a mida beelaha degaanka Burco.
Xildhibaan Jaamac Riyo ayaa sheegay in xiisadan ay ka dhalatay nidaam dhul balaarsi oo qeyb ka ahaa heshiiskii beelaha Habar jeclo ee Garadag.
HALKAN HOOSE KA DAAWO XILDHIBAANKA OO ARINKAN KA WARAMAYA
SDN/QJ-Hargeysa
contact@qurbejoog.com