DAAWO:Wefdi K socda Dawlada Soomaaliya oo Buuhoodle ka degay iyo Duyuurada ay la socdeen oo Jabuuti ka soo kacday
Buuhoodle April 11,2014(SDN)-Waxaamaanta markii labaad magaalada Buuhoodle ka degay duyuurad ka soo duushay dalka Jabuuti oo ay la socdeen xubno ka tirsan dawlada Soomaaliya isla markaana dib ugu kicintintay magaalada Taleex iyada oo duyuuradu ay sii qaaday mid ka mida madaxweyneyaasha Khaatumo.
Dawlada Somaliland ayaan ilaa iyo haatan ka hadal duulimaadkan labaad ee ay Buuhoodle ku tagtay duyuurad ka soo kacday wadanka Jabuuti isla markaana siday masuuliyiinta ka tirsan dawlada Soomaaliya.