DAAWO:Wasiirka arrimaha Guddaha Somaliland oo Berbera Booqanaya
Berbera July 14,2013(SDN)-Wasiirka Arrimaha Guddaha ee Somaliland Md Cali Warcade ayaa booqasho ku maraya degaano ka mid ah gobolka Saaxil.
Wasiirku waxa uu booqday goobo ku yaal gudaha magaalada Berbera oo ay ka mid tahay Dekeda Berbera iyo talisyada Ciidamada Badda iyo Booliska,DAAWO.