DAAWO:Wararkii guddaha iyo Dibedda ee TV-ga Qaranka Somaliland oo Xaruntiisa London idiinka imanaya
Hargeysa Nov 11,2013(SDN)-Waa mar kale iyo baahintii wararka TV-ga Qaranka Somaliland oo qodobada aad ku daawan doontaana waxa ka mid ah.
Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland iyo Duqa magaalada Hargeysa oo ka hadlay waxqabadka shirkada Korontada ee Kaah.
Guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi oo canbaareeyay isku daygii dil ee ku-xigenkiisa Maxamed Kaahin.
Salaadiin iyana Canbaareeyay isku daygii dil ee lagula kacay Maxamed Kaahin
Halkan hoose ka daawo warka oo dhan