|

DAAWO:Siyaasi Axmed Dheere”Xubnaha beelaha ee Xisbiga Kulmiye waxa ka mid ah shaqaale Dawladeed waana sharci daro”

Berbera April 22,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga reer Berbera ee Axmed Dheere  oo ka mida gollaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa ka waramay faro-gelin ay xukuumada  Somaliland ku heyso xulitaanka ergada xisbiga Kulmiye ee khilaafkiisu daba dheeraaday.

Siyaasi Axmed Dheere oo szxaafada kula hadlay Berbera ayaa sheegay in xukuumadu shaqaale dawladeed ku dartay ergadaXisbiga taas oo sharciga baalmarsan,HOOS KA DAAWO.

 

SDN/QJ-Berbera
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed