DAAWO:Siyaasadi Nabi Muxamed Csw Ee Hogaaminta Umada @Sh Mustafa X Ismaciil Xaafidullah
Hargeysa Sept 19,2014(SDN/QJ)-Sheekh Mustafe Haaruun ayaa si mug leh waxa uu u sharaxayaa siyaasadii uu umadda ku hagi jiray Nebigeena Suuban Maxamed (CSWS).
Sheekh Mustafe Harruun ayaa ku dheeraanaya ka hadalka taariikhda siyaasadeed isla markaana muujinaya sida umadda loogu hagi karayo dhaqanka iyo caqiidada Islamka hadii la helo hogaan hufan.