|

DAAWO:Sheekh Saciid Cali Axmed iyo Qybtii sadexaad ee Mushkilada​ha guurka iyo Doorashada Lamanaha

Ottawa April 11,2014(SDN)-Daawadeyaa waa qayb kale oo ka mida barmaamijkii taxanaha ahaa ee mushkiladaha guurka. Waxa aan ku eegaynaa doorashada lamaanaha iyo doorka ay ku yeelan karto mushkiladaha guurka.

Waa Fadiilatu Sheekh Saciid Cali Axmed oo ku sugan magaalada Ottawa ee dalka Canada,DAAWASHO HABOON

 

Comments are closed