DAAWO:Murugada ay ku nool yihiin Haween Soomaali ah oo Ugandha lagu qabo
Kampla Aug 24,2014(SDN/QJ)-Haween Soomaali ah oo ku dhibaateysan dalka Ugaandha ayaa waxa ay ka cabanayaan nolol qalifsan oo ay ku nool yihiin.
Sidoo kale Haweenkan ayaa waxa qaba rag aan diinta Islamka heysan oo u geysta jir dil iyo aflagaado joogto, Haweenkan ayaa ka cabanaya dhibaatadan soo wejahday.
SDN/QJ-Kampala
contact@qurbejoog.com