|

DAAWO:Madaxweynaha Somaliland oo cashar Diblomaasiyadeed u dhigay Nicholas Kay

London April 26,2014(SDN)-Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa mar uu ka jawaabayay suaal la xiriirta qadiyada Somaliland waxa uu soo bandhigay cashar diblomaasiyadeed ee uu u dhigay madaxweynaha Somaliland.

Ergeyga oo jabkiisa ku qarinayay hadalo ay inta badan ku hadaaqaan nacabka Somaliland ayaa waxa uu sidoo kale qirtay in reer Somaliland iyo madaxweynahooduba aaney cidna kala gaban qadiyadooda,halkan hoose ka Daawo qirashada Jabka Nicholas Kay.

Comments are closed