DAAWO:Khudbad uu Afhayeenka xisbiga Wadani ee dalka Swden ka jeediyay xaflad ay isku dubarideen Guddiyada cusub ee xisbiga UCID ee dalka Sweden
Fagersta Aug 24, 2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani ee dalka Sweden Cantar Kidaar Cune ayaa khudbad uu uga hadlayo xaalada siyaasada ee uu dalka Somaliland haatan ku jiro waxa uu ka jeediyay xaflad ay soo abaabuleen Gudidyada cusub ee xisbiga UCID ee dalka Sweden.
Afhayeenka Wadani ee dalka Sweden ayaa ku dheeraaday ka hadalka cadaalad darada iyo hogaan xumaanta dalka ay ku hogaaminayaan reer Kulmiye.