|

DAAWO:Khilaaf soo Kala Dhex galay Xeer ilaalinta Gobolka Gebilay iyo Ciidanka Booliska {DAAWO}

Gebilay 17.June (SDN) Taliyaha Ciidamada Booliiska Somaliland  iyo Ku Simaha Xeer-Illaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Kormeer Shaqo ku Tagay Magaalada Gabiley si ay u soo Xaliyaan Khilaaf soo Kala Dhex galay Maxkamada Gobolka Gabiley iyo Xafiiska Xeer-Illaalinta ee Gobolkaas.

Khilaafkan ayaa Salka ku Haya kadib markii ay  in ka badan Toban Cisho ay Saldhiga Booliska ee  Gebilay ay ku Jiraan dad ku Eedaysan inay dhalinyarada ka Tahriibiyaan .

Arrintan ayaa Maalmahanba Hakad gelisay Habsami u Socodka Hawlaha Garsoorka ee Gobolka Gebilay.

Gebilay SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed