|

DAAWO:Kaftanka Wasiir Garaad iyo Carada Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargeysa Feb 17,2014(SDN)-Kulan abaalmarin lagu gudoonsiinayay Suxuufiyiin reer Somaliland ah ayaa waxa kaftan kolkii danbe isku bedlay caro uu dhexmaray Wasiirka Wasaarada Bulshada iyo shaqaalaha iyo Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

HALKAN HOOSE KA DAAWO DHACDADAA LAYAABKA LAHEYD

Comments are closed