DAAWO:Hogaamiyaha Dalada Mucaaridka Jabuuti oo ka waramaya Wadahadaladii ay la galeen Xukuumada
Jabuuti Aug 16,2013(SDN)-Hogaamiyaha Dalada Mucaaridka Jabuuti Ismaciil Geedi Xareed ayaa ka warbixiyay wadahadaladii ay dhawaanta la galeen Xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti.
Hogaamiyaha Dalada USN ayaa ka waramaya qodobadii iyo jawigii wadahaaladu ku furmeen iyo rejeda ay ka qabaan natiijo ka soo baxda wadahadalada.
Halkan Hoose Ka DAWWO Ismaaciil Geedi Xareed oo ka warbixinaya Wadahadalada Mucaaridka iyo Xukuumada Jabuuti.