|

DAAWO:Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ka Hadlay arrintii ku dhacday Ciyaartoygii Xulkii Gobolka Togdheer

Boorama 02.July (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayir oo ka soo laabtay Safar uu ku Joogay Wadanka Ingiriiska oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xarunta Maamulka Gobolka Awdal ee Magaalada Boorama ayaa ku amaanay Ciyaartoygii Gobolkaasi u Matalay Ciyaarihii Gobolada inay ku Mutaysteen Akhlaaq wanaagii ay la Yimaadeen.

Gudoomiyaha Gobolka Awdal waxa uu ka hadlay Mushkiladii ku dhacday Xulka Gobolka Togdheer,Madaarka Magaalada Boorama oo Mudooyinkii u danbeeyay Warbaahintu ka qortay in dhulka uu ku fadhiyo la fadhiyo lagu tagri falay.

 
Boorama SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed