DAAWO:Dawlada Soomaaliya oo Ciidamada Kiinya ku eedeeyay in ay la safteen Axmed Madoobe
Muqdisho July 01,2013(SDN)-Wasiir ku-xigeenka wasaarada Warfaafinta ee dawlada Soomaaliya Cabdishakuur Cali Mire ayaa ciidamada dawlada Kiinya ee ku sugan Kismaayo ku eedeeyay in ay la safteen mid ka mida meliisho beeleed halkaa dhawaan ku dagaalamay.
Wasiirku waxa uu soo jeediyay in ciidamo dheeri ah oo isku dhafan in la geeyo Kismaayo,DAAWO