DAAWO:Cali Warancade oo Bil ka hor Mucaaradayay Siilaayo oo maanta xil ka aqbalay
Borama July 11,2013(SDN)-Wasiirka arrimaha Gudaha ee Somaliland Md Cali Warancade oo dhawaan xilkaa loo magacaabay ayaa ka mid ahaa siyaasiyiinta reer Somaliland ee sida weyn u dhaliila siyaasada Xukuumada Kulmiye.
Md Cali Warancade oo mudo dheer wasiir ka ahaa Xukuumadii Daahir Reyaale Kaahin isla markaana hadalo ada ay is weydaarsan jireen madaxdii Kulmiye ayaa haatan xusul duub ka dib loo magacaabay xil wasiir.
Halkan hoose ka DAAWO bil ka hor sida uu Cali Warancade u dhaliilayay Xukuumada uu haatan ku biiray.