|

DAAWO:Beesha Jareer weyne oo canbaareeyay dagaalada ka soo cusboonaaday Jawhar iyo Madaxweynaha Soomaaliya

Baladweyne Nov 09,2013(SDN)-Kulan ay magaalada Baledweye isugu yimaadeen waxgarad ka tirsan beesha Jareerweyne ee Gobolka Hiiraan ayay ku canbaareeyeen dagaal ka soo cusboonaaday duleedka magaalada Jowhar.

Sidoo kale waxgaradka Jareerweyne ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya oo booqday magaalada Jowhar uu ka hadli waayay dagaalka.

Halkan Hoose ka daawo warkaasi

Comments are closed