DAAWO:Barnaamijkii Dhacdo iyo Cibiro oo todobaadkan ku saabsan Talo wax ku oola oo ku Socota Walidiinta
Ottawa Sept 27,2013(SDN)-Barnaamijka Dhacdo iyo Cibiro ee todobaadkan ayaa waxa uu ku saabsan yahay talooyin wax ku ool ah oo ku wejahan Waalidiinta Qurbaha ku korsada Ubadka.
Barnaamijka oo sida caadada ahba uu inoo soo diyaariyo isla markaana uu soo guddbiyo Sheekh Saciid Cali Axmed.
Barnaamijkan Dhacdo iyo Cibiro oo la socod badan iyo muhiimad gaar ah leh ayaanu xalqad kale oo ka mida aanu idiin soo gudbin doonaa hadii Eebe SWT raali ka noqdo.
HALKAN HOOSE KA DAAWO BARNAAMIJKA