|

DAAWO:Barnaamijka Dhacdooyinka oo lagu eegayo Khilaafka u dhexeeya Madaxweynah iyo Raiisul Wasaaraha Soomaaliya

London Nov 13,2013(SDN)-Barnaamijka Falaqeynta Dhacdooyinka ee TV-ga Somali chanel ayaa lagu lafo guray Khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raiisul Wasaare Cabdi Shirdoon Saacid u dhexeeya.

Waxa si gaar ah Barnaamijka loogu egayaa doorka Baarlamaanka Soomaaliya ay ku leeyiiin khilaafka taagan iyo waxa dastuurkadalku ka leeyahay awoodaha masuuliyiinta.

Halkan hoose ka DAAWO barnaamijka oo xiiso gaar ah leh todobaadkan.


 

Comments are closed