|

Daawo:Anaga Calooshoda U Shaqaystayaasha Xamar Tagay Maaha In Nalaoo Soo Diro Waa Kuwaanu Xuquuqdooda Dalknimo Raadinayno.Somaliyana Waa Kuway Ka Dagi La,dahay”Wasiir Cali Maxamed Waran Cade

waran

Hargeisa 1/3/2015(SDN/QJ)wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa manta ka hadlay  qaabka wadahadalada somaliland iyo somalia ay uga bilabmayaan dalka turkiga isagoo ugu baaqay madaxda somalia inay  si wadahadaladu laaga gun baadho  ay gudi ku haboon u soo diraan

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed