|

(DAAWO) Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka oo Shaaciyay inuu u taagan yahay Maayarnimada Hargasya

Hargaysa 11.April (SDN) Xildhibaan Cismaan Xasan Faarax oo ku magac dheer Cismaan Waxar ayaa maanta sheegay inuu u taagan yahay Jagada Maayarnimada Caasimada kadib markii uu Geeriyooday Maayarkii Magaalada Hargaysa Marxuun Yuusuf Warsame Siciid.

Waxaa Maalmahan Suuqyada Magaalada Hargasya iyo Goobaha lagu falanqeeyo Siyaasadaba Si Weyn loogu hadal hayaa Cida Noqon doonta Maayarka Caasimada Hargaysa Waxa uu Xildhibaan Cismaan Xasan Faarax (Cismaan Waxar) ka soo baxay Xisbiga Talada haya ee Kulmiye .

 

 

Comments are closed